Booliska Kenya oo qabtay Dad iyo Gaari Hub uu saarnaa
Muqdisho | QOL | May 15, 2018 – Booliska Dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay Gaari Land cruiser...
Puntland oo warka soo saartay dagaalka Tukaraq
Muqdisho | QOL | May 15, 2018 – Maamulka Puntland aya si kulul uga hadlay dagaalkii saakay arroortii...
Dowladda Soomaaliya oo lagu wareejiyay 1.5 Million oo dollar
Muqdisho | QOL | May 14, 2018 – Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa 1.5 Million oo Dollar kala...
Muuse Biixi Oo Yiri “Anagu waan jecelnahay midnimada Soomaaliya laakin hal mid ayaa inooga xiran”
Muqdisho | QOL | May 14, 2018 – Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Muuse biixi Cabdi oo Saxaafadda kula hadlayay...
Gudoomiye Yariisow & danjiraha Norwey oo xariga ka jaray qeyb lagu kordhiyey Isbitaalka Dayniile
Muqdisho | QOL | May 14, 2018 – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan...
Madaxweynahe Farmaajo iyo Amiirka Dowladda Qatar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Dooxa, 14ka May, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga...
HALGANKII XORNIMA DOONKA EE XISBIGII SYL OO 75 SANO JIRSADAY
Taarikhda 15/05/2018 Taariikh waay soo noq noqotaa si ay uga faa’iideystaan dhamaan dhallinyaradda soomaaliyeed oo ah jiilka maanta...
R/W Khayre oo kormeer ku tegay qaar kamid ah degmooyinka Gobalka Banaadir.
Muqdisho | QOL | May 14, 2018 — Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre oo...
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Tacsi u Diray Ehelidii uu ka Geeryooday Amb. Cabdiraxiin Caabi Faarax
Muqdisho | QOL | May 14, 2018 — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Tacsi u diraya...
Madaxweyne Jamhuuriyadda oo ay booqasho rasmi ah uga bilaabatay dalka Qatar
Dooxa, 13ka May 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa gaaray...