Kusimaha madaxweynaha ahna guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xalay isbitaalada ku booqday dadkii dhaawacmay
Muqdisho | QOL | July 8, 2018 – Ku Simaha Madaxweynaha Dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaliyeed Mudane ...
Maamulka Gobolka Banaadir oo daryeel caafimaad u fidinaya dadkii ku dhawacmay qarixii argagixisada Alshaab
Muqdisho | QOL | 7 Luuliyo, 2018 – Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka ahna Kuxigeenkiisa ee arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda Mudane...
Shaqaale Ka Tirsan W/Arrimaha Gudaha Oo Geeriyooday Kadib Markii Ay Iska-Soo Tuureen Dabaqa Wasaaradda Ee La Weeraray
Muqdisho | QOL | July 7, 2018 – Shaqaale ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo geeriyooday,kadib markii ay Dabaqa...
Dowladda oo faahfaahisay weerarkii iyo qaraxyadii ka dhacay Otto Otto
Muqdisho | QOL | July 7, 2018 – Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay Qaraxydii iyo sidoo kale Weerarkii...
Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho iyo rasaas la maqlayo
Muqdisho | QOL | July 7, 2018 – Goordhow ayaa waxaa jugta qaraxa laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka...
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Sheegay In Dhallinyaradu Ay Yihiin Maskaxda, Xoogga Iyo Dhaqaalaha Dalka
Muqdisho | QOL | July 07, 2018 —- Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo xalay...
Kalluumeysato Soomaali ah oo lasoo badbaadiyay
Muqdisho | QOL | July 7, 2018 – Ciidamada dowladda Sri Lanka ayaa xaqiijiyay in ay soo badbaadiyeen...
Somali Identification Team Meets with World Bank Officials to Boost ID Efforts in Somalia
Nairobi, 03 July, 2018 – Dr. Nur Dirie Hersi Fursade, Chief Strategist in the Office of the President of...
Wadfi ka socda Dawladda Qatar Oo Qiimayn Ku Sameynaya Dekadaha Soomaaliya Ayaa la Kulmay Ra’iisul Wasaare Khayre
Muqdisho | QOL | July 03, 2018 – Wafdi ka socda dawladda Qatar oo maanta soo gaaray Caasimmadda...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo la Kulmay Gudoomiyaha Guddiga Midawga Afrika
Nouakchott, July 03, 2018 —- Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo magaalada...