Madaxda dowladda Soomaaliya oo Sameysanaya Xisbi u gaar ah
Muqdisho | QOL | July 28, 2018 – Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in dhawaan ay sameysan doonto...
C/Raxamaan C/Shakuur “Taliska Ciidanka Booliska waa in aysan aqbalin sharaf dhaca iyo sumcad dilka lagula kacayo”
Muqdisho | QOL | July 28, 2018 – Ka dib Markii Ciidamadii Nabad suggida gobolka Banaadir loo bedelay...
Hoggaanada Booliska iyo Nabadsugida Gobolka Banaadir oo Is bedelo lagu sameeyay
Is bedelo ayaa lagu sameeyay Talisyada Booliska iyo Nabadsugida Gobolka Banaadir, iyadoo la baabi’iyay Taliskii Ciidanka Nabadsugida Gobolka...
Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan ka dhacaya Garowe iyo Ra’iisul Wasaaraha oo saaka ku wajahan
Muqdisho | QOL | Luuliyo 29, 2018 — Shirka Golaha Wasiirada ayaa lagu wadaa in markii u horeysay...
Soomaaliya iyo Ereteriya oo ka wada hadlay iskaashiga dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo xasilloonida gobolka
Muqdisho | QOL | Luuliyo 28, 2018 — Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo...
Guddoomiyaha G/Banaadir oo sheegay in dadaal la gelinayo dhisidda awoodda maamul ee degmooyinka Caasimadda
Muqdisho | QOL | Luuliyo 28, 2018 — Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow)...
President Farmajo to discuss diplomatic presence, stability of the Horn and regional economic integration with H.E Afwerki
Asmara | QOL | 28 July, 2018 – The President of the Federal Republic of Somalia H.E Mohamed Abdullahi Farmaajo...
Sidda Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay Asmara
Muqdisho | QOL | July 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminaayo...
DFS Oo Faah Faahisay Booqashada Taariikhiga Ee Madaxweyne Farmaajo Ku Tagayo Eritrea
Muqdisho | QOL | July 2018 – Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle, ayaa sheegay...
Madaxweyne Farmaajo oo booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Eriteriya
Muqdisho | QOL | Luuliyo 28, 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw...