Xildhibaanada Galmudug oo ka doodaya mooshinka laga keenay Carabey
Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta waxa ay kulan ku yeelanayaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud, sida...
Wafdi ka socda Aqalka Sare oo gaaray Garowe (Puntland)
Muqdisho | QOL | Sepetmebr 16, 2018 — Wafdigii ugu horeeyay ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka...
Guddiga doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo la magacaabay
Muqdisho | QOL | Sepetmebr 15, 2018 – Kulan ay maanta ku yeesheen Magaalada Dhuusamareeb Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug...
SAWIRRO:-Murashax Farkeeti Oo Si weyn Loogu Soo Dhaweeyey Baydhabo.
Magaaladda Baydhabo Ee Gobalka Baay gaaray Wafti uu Hogaaminayo Murashax Maxamed Aden Ibaraahim Farkeeti Oo Kamid ah Murashaxiinta...
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo booqday dhaawaca Xildhibaan Boorow
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa isbitaalka ku booqday xildhibaan Maxamed Mursal booroow oo xalay Qarax...
Duqa Muqdisho oo guddoomiyey Shir looga hadlayay Horumarinta Magaalooyinka dalka
Muqdisho, Sebteembar 06, 2018 — Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa...
Madaxweyne Farmaajo oo tagay Masjidkii, Dugsi Quraankii iyo Xarunta Degmada Hawlwadaag ee ay qarxiyeen Argagixisada Alshabaab
Muqdisho, Sebteembar 06, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay...
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxweynihii Hore Ee Dalka
Muqdisho, September 06, 2018 — Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay...
Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay sharciga doorashooyinka 2020 iyo dib-u-habaynta nidaamka maaliyaddaa
Muqdisho, September 06, 2018 — Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Cali Khayre, ayaa shir-guddoomiyay kulanka golaha...
Baaq wadajir ah oo ay ku heshiiyeen waddamada Itoobiya, Soomaaliya iyo Ereteriya
Asmara, Sebtembar 06, 2018 – – – Iyada oo la tixgelinayo in dadyowga Itoobiya, Soomaaliya iyo Ereteriya ay...