Warbixin Mareykanka Uu Ka Soo Saarey Xaaladda Soomaaliya
War ka soo baxay taliska ciidamada militariga Mareykanka ee Afrika ee (Africom) ayaa siweyn loogu ammaanay rajada dowladnimo...
Wasiirka Gaashaandhiga oo xilka la wareegayo
Munaasabadan uu xilka kula wareegayay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan...
Madaxweynaha Jubbland Axmed Madoobe oo Muqdisho soo gaaray
Muqdisho | QOL | December 2 | Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa gaaray Magaalada...
Dood cilmiyeed looga hortagayo fikirka Xagjirka ah oo lagu qabtay Magaaladda Muqdisho
Muqdisho | QOL | 01-Dec-2017 – Dood cilmiyeedkaan looga hadlayey ka hortaga fikirka Xagjirka ah oo lagu qabtay...
Sawirro:-Dowladda Oo Soo Bandhigtay Qorsho Cusub Oo Askari Walba Ku Qaadanayo Mushaarkiisa
Muqdisho | QOL | Nov 30, 2017 Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta Daah...
Ciidamada Xoogga Dalka oo Baladul Amiin ku qabtay hub iyo waxyaabo Qarxa
Kadib howlgalkii ay Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee Danab Xoogga shalay Al-shabaab kagala wareegeen degaanka Baladul-Amiin ee hoostaga Degmada...
Dhageyso:-Wasiirka Amniga Oo U Digay Wariyayaasha Aflagaadeeya Madaxda Dowladda
Wasaaradda Amniga gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka warbixisaya amarro cusub oo ku aadan sidii loo xoojin lahaa...
Shir looga hadlayey la dagaalanka fikirka Xagjirka ah oo Magaaladda Muqdisho lagu qabtay
Muqdisho | QOL | November 28 2017 | Shirkaan oo looga hadlayey ka hortaga fikirka xagjirka ah, ayaa...
Guddoomiye Xumad iyo Wafdigiisa oo dib ugu laabtay Jabuuti
Muqdisho | QOL | Date 29-Nov-2017 | Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha golaha Wakiilada qaranka ee Jamhuuriyadda Jabuuti oo...
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb-galay caleema-saarka Madaxweynaha Dalka Kenya
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta madaxda ka kala socotay dalalka caalamka kala qeyb galey xafladda caleema...