Madaxweyne Xasan Sheekh oo maalmaha soo socda ku wajahan magaalada Boosaaso kadib socdaalka caddale
Khamiis: NOVEMBER 24, 2022 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda...
Erayada afkiisa laga hayo Dr Zakir Naik, daaciga lagu casuumay koobka ka dhacaya Dalka Qadar
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Siddeeddii bishii Agoosto ayuu Zakir Naik khudbad ka jeediyay gobolka Kelantan ee dalka Malaysia,...
, Erdogan oo sheegay in weerarrada ciidamadooda ay maalmihii la soo dhaafay ku qaadeen fariisimaha Kurdiyiintu ku leeyihiin waqooyiga Suuriya
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in weerarrada ciidamadooda ay maalmihii la soo...
Boqolaal Baabuur xamuul ah oo dhanka Uganda ee xadka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ku xayiran
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Boqolaal baabuur oo ah kuwa xamuulka qaada ah ayaa ku xayiran dhanka Uganda ee...
Ugu yaraan 5 qof oo ku dhintay labo qarax oo ka dhacay saaka magaalada Qudus qeybteeda Galbeedka.
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay labo qarax oo ka dhacay saaka magaalada...
Dowladda Soomaaliya oo goordhoweyd shaacisay in howl-gal qorsheysan iyo duqeymo lagu dilay illaa 49 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa goordhoweyd shaacisay in howl-gal qorsheysan iyo duqeymo lagu dilay illaa...
Xulka Japan oo guuldarro lama filaan ah dusha u saaray Xulka Germany oo ka mid ahaa kuwa yurub ugu Waawayn
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Japan ayaa guuldarro lama filaan ah ku dhufatay Germany, oo ah mid ka mid...
Sacuudiga oo maanta u dabaal degaya guushii ay ka gaareen Cayaartii Argentina ee shalay
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Boqorka dalka Sacuudiga Salmaan Bin Cabdulcasiis ayaa shaaciyay, in maanta oo Arbaca ah ay...
Milkiilayaasha Manchester United oo ku dhawaaqay inay iibinayaan kooxda
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Milkiilayaasha Manchester United ee qoyska Glazer ayaa sheegay inay tixgalinayaan inay iibiyaan kooxda iyagoo...
Dhulgariir cabbirkiisa lagu qiyaasay 6.1 oo ku dhiftay Waqooyi Galbeed dalka Turkiga
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Dhulgariir cabbirkiisa lagu qiyaasay 6.1 ayaa ku dhiftay Waqooyi Galbeed dalka Turkiga saacadihii hore...