Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka oo shalay kala hadlay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka Antony J. Blinken ayaa shalay kala hadlay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya...
Maxkamadda sare ee USA oo oggolaatay in la baaro khaladaadka maalyadeed ee lagu eedeeyay Trump
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Donald Trump ayaa ku guuldareystay dalabkii uu ku doonayay in guddi ka tirsan Aqalka...
Masuuliyiin Sar sare oo Xalay Ka qaybgalay Caleemasaarka Gudoomiye Geedaqoroow
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo xiray munaasabadda caleema saarka Gudoomiyaha...
Dhulgariir ku dhuftay Galbeedka jasiirada Java ee dalka Indonesia oo dilay ugu yaraan 268 qof, oo badankood ay caruur yihiin
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Dhulgariir ku dhuftay Galbeedka jasiirada Java ee dalka Indonesia ayaa dilay ugu yaraan 268...
Indhacadde ” Waligey dagaal kuma guuldareysan ee hogaankiisa noo dhiiba
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde) oo ka mid ahaa masuuliyiin xalay Dhuusamareeb uga qeyb...
Al-Shabaab oo lagu jebiyey weerar Culus ay koox macawiisley ah ku qaadeen
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Faahfaahino ayaa laga helayaa weerar ay maanta gelinkii dambe kooxda Al-Shabaab ku qaaday saldhig...
Hogaamiyayaasha Tigrayga oo sheegay in ciidamadooda aysan hubka dhigi doonin
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Hogaamiyayaasha Tigrayga ayaa sheegay in ciidamadooda aysan hubka dhigi doonin ilaa dadka degan gobolka...
Nin hubeysan oo ugu yaraan 10 qof ku dilay Mareykanka
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Nin hubeysan ayaa ilaa 10 qof ku dilay dukaan ku yaalla Chesapeake, ee gobolka...
Dowladda Colombia oo wadahadalo nabadeed kula jirta fallaagada mucaaradka ah ee ELN
Talaado: NOVEMBER 22, 2022 Dalka Colombia waxaa dib uga furmay wadaxaajood lagu soo afjaro colaad ku dhawaad 60...
Maamulka Dagmada Ceelguula ee Gobalka Mudug oo Dhagax Dhigay aargo laga Dhisaayo Bartamaha Dagmada Ceelguula,
Talaado: NOVEMBER 22, 2022 Maamulka iyo bulshada Dagmada Ceelguula ee Gobalka Mudug, ayaa Dhagax Dhigay aargo laga Dhisaayo...