Tijaabada Luuqada ee Degmooyinka Qaar oo ka bilowday Wadanka Sweden iyadoo ula jeedka yahay in Shaqaalaha ka shaqeeya goobaha Daryeelka laga hubiyo luuqadooda
Khamiis: DECEMBER 15, 2022 Tijaabada Luuqada ee Degmooyinka Qaar ayaa ka bilowday Wadanka Sweden iyadoo ula jeedka yahay...
Wiil Soomaali ah oo lagu dilay magaalada Dublin caasimadda dalka Ireland kaddibna Meydkiisa la qariyay
Khamiis: DECEMBER 15, 2022 Wiil dhallinyaro ah oo asalkiisu Soomaali yahay ayaa lagu dilay magaalada Dublin ee caasimadda...
Joe Biden oo shaaciyay lacago gaaraya balaayiin doolar oo hor leh uu ku maalgelinayo Afrika xilli shirka madaxeedka Afrika uu ka socdo magaalada Washington.
Khamiis: DECEMBER 15, 2022 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa shaaciyay lacago gaaraya balaayiin doolar oo hor leh uu...
Iran oo xukuno ku ridday illaa 400 oo qof oo ka mida debedbaxayaasha dalkaas
Khamiis: DECEMBER 15, 2022 Maxkamad ku taalla magaalada Tehran ee dalka Iran ayaa 400 oo qof ku xukuntay...
Wararkii Ugu Danbeeyey Kooxo Bistoolada Ku Hubaysan oo Dilay Gudooomiye Maxamed shiikh
Khamiis: DECEMBER 15, 2022 Gudoomiyihii Xaafada Xaashi-weer ee ka tirsan xaafadaha magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa xalay...
Dowlada Soomaaliya oo Ciidamo Badan oo Dharcad ah kusoo Daadisay Degmooyinka Magaalada Muqdisho
Khamiis: DECEMBER 15, 2022 Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka ayaa sii waddo dadaalada ay tahay in lagu...
Ninkii aasaasay shirkadda cryptocurrency ee lacagaha oo lagu xiray Bahamas
Khamiis: DECEMBER 15, 2022 Garsoore ku sugan Bahamas ayaa sheegay in aasaasihii shirkaddii burburtay ee sarrifka lacagaha qaabka...
Ruushka oo duqeymo hor leh ku qadaay Casimadda Ukraine ee kiyev
Khamiis: DECEMBER 15, 2022 Ruushka ayaa qaaday mowjado cusub oo duqeymo ah oo uu ka geystay caasimadda Ukraine...
Meydadka muhaajiriin laga helay dhulka saxaraha ah ee dalka Chad
Khamiis: DECEMBER 15, 2022 Hay’adda qaabilsan arrimaha muhaajiriinta ee Qaramada Midoobay IOM ayaa sheegtay in ay aad uga...
Mbappe oo farriin u diray Ashraf Xakimi ka dib guuldaraddii Morocco ee xalay
Khamiis: DECEMBER 15, 2022 Ka dib ciyaartii afar dhamaadka ee Koobka Adduunka ee xalay dhexmartay xulalka Faransiiska iyo...