Jaamacadda Accord oo martigelisay kulan lagu xusayay maalinta xuquuqda aadanaha Q/Midoobay
Khamiis, 15 December [Qaranimo Online] Munaasabad ballaaran oo lagu xusayay maalinta xuquuqda aadanaha caalamiga ah, ayna qabsoomideeda iska...
Wadaad la sheegay inuu aflagaadeeyey nabi Muxammad oo dil lagu xukumay
khamiis: December 15, 2022 Maxkamad ku taalla gobolka Kano ee waqooyiga dalka Nigeria, ayaa wadaad caan ah oo...
Xiriirka kubadda cagta Morocco oo dacwad u gudbiyey FIFA
khamiis: December 15, 2022 Xiriirka kubbada cagta Morocco (FMRF), ayaa u gudbiyey dacwad xiriirka kubbada cagta adduunka ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Aqalka Cad kula kulmay dhigiisa Maraykanka Joe Biden
khamiis: December 15, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Munaasabad ku qabsoomtay...
Soomaaliya oo la wareegtay Shir Guddoonka Golaha Midowga Dhaqaalaha Dalalka Carabta
Khamiis: December 15, 2022 Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Khartuum ee dalka Suudaan uga...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Aadan Madoobe oo magaalada Baydhabo kulan gaar ah kula qaatay Golaha Malaaqyada Dhaqanka ee Koonfur Galbeed.
Khamiis: December 15, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) oo haatan ku sugan...
Faahfaahin dheeraad ah weerar xalay Waraabe ka geystay gudaha magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland
Khamiis: DECEMBER 15, 2022 Faahfaahin dheeraad ah ayaa waxaa laga helaya weerar uu xalay Waraabe ka geystay gudaha...
Faahfaahin dheeraad ah weerar xalay Waraabe ka geystay gudaha magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland
Khamiis: DECEMBER 15, 2022 Faahfaahin dheeraad ah ayaa waxaa laga helaya weerar uu xalay Waraabe ka geystay gudaha...
Warbixinta Wafdigii Midowga Afrika ee Qiimaynta ku sameeyay Xaalada Somalia
Khamiis: DECEMBER 15, 2022 Guddi Midowga Afrika (AUPRC) u qaabilsan Qaxootiga, iyo Barakacayaasha (IDPs) oo uu hoggaaminayo Danjire...
Maxkamad ku taal dalka Turkiga oo xabsi ku xukuntay duqa magaalada Istanbul Ekrem Imamoglu, waxayna xayiraad siyaasadeed kusoo rogtay siyaasiga mucaaradka ah
Khamiis: DECEMBER 15, 2022 Maxkamad ku taal dalka Turkiga ayaa Arbacadii xabsi ku xukuntay duqa magaalada Istanbul Ekrem...