Wasaaradda arrimaha gudaha ee Israa’iil oo sheegtay in ay dalkeeda ka musaafurisay qareen falastiini-faransiis ah
Axad:December 18, 2022 Wasaaradda arrimaha gudaha ee Israa’iil ayaa sheegtay in ay dalkeeda ka musaafurisay qareen falastiini-faransiis ah...
Cali Jayte oo Balanqaad Cajiib ah u sameeyey Rag Ka Tirsan Kooxda Alshabaab
Axad: December 18, 2022 Mid kamid ah kiiska sideed xubnood oo ay shalay xukuno kala duwan ku ridday...
Cali Jayte oo Balanqaad Cajiib ah u sameeyey Rag Ka Tirsan Kooxda Alshabaab
Axad: December 18, 2022 Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte oo maanta fagaare kula hadlay boqolaal ciidanka dib u...
Taageerayasha Argentina iyo France oo tirinaya saacadaha ka dhiman ciyaarta xiisaha badan ee Final-ka
Axad: December 18, 2022 Xulka qaranka France ayaa maanta la ciyaari doona xulka Argentina finalka koobka aduunka ee...
Midowga Musharaxiinta Madaxweynayaasha koonfur Galbeed oo soo saaray go’aan culus kana hor-yimid qorshaha aadan Madoobe
Axad: December 18, 2022 Golaha midowga musharaxiinta ee xilka madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay ku...
Cabdirashiid Janan iyo Senoter Fartaag oo abaabul xooggan ka wada gobolka Gedo
Axad: December 18, 2022 Gobolka Gedo dhawwaan waxaa gaaray Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo wasiirkii hore ee...
Gobolka Gedo oo ka maqan maamulka Jubbaland waxaana saamayn ku lahayd gobolka Hay’adda Nabad Sugida Soomaaliya
Axad: December 18, 2022 Gobolka Gedo oo ka maqan maamulka Jubbaland ee Axmed madoobe uu hogaamiyo Saddexdii Sanno...
Gudoomiye waaxeed lagu dilay Degmada Afgooye xalay fiidkii
Axad: December 18, 2022 Rag bastoolado ku hubeysnaa ayaa Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ku dilay Gudoomiyihii...
War deg deg ah: Taliska NISA oo shaaciyay goor dhawayd oo caawa ah in la dilay Yuusuf Maxamad Jingaab oo oo ahaa horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta
Sabti: DECEMBER 17, 2022 Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in la dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxda...
Warbaahinta dowladda Soomaaliya oo lagu xaqiijiyey in Al-Shabaab laga dilay 40 dagaalame, kuwaas oo isku uruursanayey degaanka Daaru-naciim Duleedla aadam Yabaal
Sabti: DECEMBER 17, 2022 Ciidanka xoogga dalka ayaa maanta kooxda Al-Shabaab ku laayey deegaan lagu magacaabo Daaru-naciim oo...