Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo kulan la qaatay Odeyaasha deegaanka Garacad
Talaado: December 20, 2022 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Garacad, ayaa kulan la...
Madaxweynaha Galmudug oo dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb
Talaado: December 20, 2022 Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu...
Haweeney 97 jir ah oo u dhalatay dalka Jarmalka oo lagu xukumay labo sano oo xarig ah, kadib markii lagu helay in ay ku lug lahayd
Talaado: December 20, 2022 Haweeney 97 jir ah oo u dhalatay dalka Jarmalka ayaa lagu xukumay labo sano...
Guddi ku taliyey in dacwad afar dambi ah lagu soo oogo madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump.
Talaado: December 20, 2022 Guddiga Aqalka Wakiilada Mareykanka, ee baaraya weerarkii 6-dii Janaayo 2021 lagu qaaday xarunta Congress-ka,...
Guddi ku taliyey in dacwad afar dambi ah lagu soo oogo madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump.
Talaado: December 20, 2022 Guddiga Aqalka Wakiilada Mareykanka, ee baaraya weerarkii 6-dii Janaayo 2021 lagu qaaday xarunta Congress-ka,...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo qaabilay Wakiilka Hey’adda Qaxootiga Aduunka ee Soomaaliya.
Talaado: DECEMBER 20, 2022 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka...
Madaxweyne Laftagareen oo u dabaaldegay Sanadguuradiisii 4aad, xili uu xaalku ku xun yahay
Talaado: DECEMBER 20, 2022 Munaasabad loogu Dabaal Degayey 4-Sano Guuradii kaso Wareegatay Markii Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Cabdicasiis...
Ustaad Maxamed “Waxbarashadu, muhiim uma ahan oo keliya kobaca dhaqaalaha ee waxay kaloo muhiim u tahay in bulshada wacyigeeda kor loo qaado”
Talaado, 20 December [QARANIMO ONLINE] Ustaad Maxamed Xassan C/qaadir oo ka tirsan guddiga qiimeynta waxbarashada Soomaaliya ayaa ku...
Ciidamada Booliska Magaalada Muqdisho oo Rag Hubaysan Soo Qabtay Xili Amniga Muqdisho uu sii xumaanyay
Talaado: DECEMBER 20, 2022 Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay xalay ciidamada Booliska Soomaaliyeed...
Ciyaartoydii reer France ee kala ah Aurelien Tchouameni, Kingsley Coman iyo Randal Kolo Muani oo aflagaado cunsuriyad ah loogu geystay baraha bulshada
Talaado: DECEMBER 20, 2022 Ciyaartoydii reer France ee kala ah Aurelien Tchouameni, Kingsley Coman iyo Randal Kolo Muani...