Wasiirka amniga Jubbaland oo kormeeray xerooyinka Ciidanka Xoogga ee Degmada Afmadow
Wasiirka Wasaaradda amniga Jubbaland, Yuusuf Xuseen Cusmaan (Dhuumaal) oo uu weheliyo taliyaha qaybta 43aad ee Ciidanka Xoogga dalka...
Madaxweynaha Turkiga Erdoğan ayaa booqday Kahramanmaraş, oo Dhulgariirku Sida ba,an ugu
Madaxweynaha Turkiga Erdoğan ayaa booqday Kahramanmaraş, oo ah magaaladii uu sida weyn ugu dhuftay dhul gariirka Isniintii, madaxweynaha...
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Madaxweynaha Dalka Talyaaniga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad soodhaweyn ah oo heerkeedu sarreeyo loogu sameeyey qasriga...
Meydadka arday Soomaali ah oo laga helay burburka dhul-gariirkii Turkiga
Waxaa weli isa soo taraya khasaaraha baaxadda leh ee ka dhashay dhulgariirkii ku dhuftay dalka Turkiga, kaas oo...
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ah Isimada Sool oo markale si adag uga hadlay dagaalka
Garaadka oo sii daba-socda baaqii nabad-galyo ee dhawaan uu jeediyay madaxweyne Muuse Biixi ayaa sheegay in dagaalka maalintii...
Dagaalka ka socda magaalada Laascaanood oo maalintii afaraad galay
Waxaa maalintii afaraad galay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee xartunta gobolka Sool iyada oo magaalada laga maqlayo...
Tirada dadka ku dhintay dhulgariirka Turkiga korortay
Tirada dadka ku dhintay dhulgariirka ku dhuftay Turkiga ayaa kor u dhaaftay 9,000, sida laga soo xigtay laanta...
Madaxweyne Erdogan oo booqanaya magaalooyinka uu dhulgariirka ku dhuftay
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa lagu wadaa in uu booqasho ku tego gobollada Kahramanmaras iyo Hatay, sida...
Dad dhintay xilli weerar lagu qaaday kolonyada baabuurta Qaramada Midoobey oo marayay DR Congo
laa saddex oo kamid ahaa dad dibadbaxyo ka dhigayay bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ayaa ku dhintay xilli...
Xasan Sheekh oo gaaray Talyaaniga, taagero u raadinay ‘dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab’
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Rome ee caasimadda waddanka Talyaaniga, halkaas oo ay uga billaabtay...