Sarkaal sare oo ka tirsanaa laamaha amniga oo ku dhintay qarax saaka ka dhacay tuulada Halgan ee gobolka Hiiraan
Isniin: January 16, 2023 Sarkaal sare oo ka tirsanaa laamaha amniga ayaa ku dhintay qarax saaka ka dhacay...
Booliska la-dagaalanka Maafiyada talyaaniga oo gacanta ku dhigay aabaha ugu weyn Maafiyada Talyaaniga Matteo Messina Denaro, taasi oo soo geba-gebeysay 30 sano oo ugaarsi ah
Isniin: January 16, 2023 Booliska la-dagaalanka Maafiyada ee talyaaniga ayaa maanta gacanta ku dhigay aabaha ugu weyn Maafiyada...
War deg deg ah: Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo goor dhawayd si rasmi ah ula wareegay gacan ku haynta degmada Xarardheere
– Isniin: January 16, 2023 Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa xoogagga deegaanka ayaa si rasmi ah ula wareegay...
C/RISAAQ: Siddeey ku dhici kartaa inaan waxba la iska weydiin jariimooyinka dilalka, dhaca & boobka hantida dalka.?
Isniin, 16 Janaayo [QARANIMO ONLINE] Aqoonyahanno ka tirsan ardayda Jaamacadda Accord, ayaa shalay ku qabtay xarunta Jaamacadaasi ee...
Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed oo UAE u tegey heshiisyada ‘iibka hubka
. Isniin: January 16 2023 Imaaraadka Carabta – Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Yoon Suk Yeol ayaa si weyn loogu...
Korneyl Xasan Cali Nuur Shuute oo markii u horeysay shaaciyay in 150 qof oo maxkamadda ay xukuno dil ah ku riday sanadkii hore
. . Isniin: January 16 2023 Guddoomiyaha Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Soomaaliya Korneyl Xasan Cali Nuur Shuute...
Mdaxweyne xasan sheikh oo saakay ku wajahan magaalada baydhabo
. Isniin: January 16 2023 Wararka ka imaanaya Villa Somaliya ayaa sheegaya in in saakay uu ku wajahan...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kormeeray goobaha la dajiyay martida ka qeybgalaysa shirka
. Isniin: January 16 2023 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud QM ee Amniga
. Isniin: January 16 2023 Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta...
Qarax ka dhacay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo
. Isniin: January 16 2023 Qarax bambaano ah ayaa lala beegsaday kaniisad ku taalla bariga dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga...