Maamulka Galmudug Wacad ku maray inaan khaadka la gayn karin deegaannada ay ka socdaan dagaallada ka dhanka ah Al-Shabaab
`Khamiis: January 26, 2023 Maamulka Galmudug ayaa khaadka ka mamnuucay in la geeyo deegaannada ay ka socdaan howlgallada...
Taageerayaasha mucaaradka Koonfur Afrika oo dhigaya dibadbax ballaaran
Khamiis: January 26, 2023 Kumannaan taageerayaasha mucaaradka ah ayaa isugu soo baxay bartamaha magaalada Johnnessburg si ay uga...
Reer Galbeedka oo soo dhaweeyay go’aanka Jarmalka uu Ukraine ku siinayo taangiyada aan xabada karin
Khamiis: January 26, 2023 Go’aanka Berlin ay taangiyada ugu dirayso waddanka Ukraine ayaa waxaa soo dhaweeyay dalalka xulafada...
Duqeyn ka dhan ah maleeshiyada Daacish oo ka dhacday gobolka Bari
Khamiis: January 26, 2023 Duqeyn dhinaca cirka ah ayaa xalay saqdii dhexe ka dhacday buuraha Calmiskaad ee degmada...
Taliyaha ciidanka dhulka Jeneraal Biixi oo faah-faahin ka bixiyey howlgal shalay ka dhacay deegaano hoostaga degmada Xarardheere
Khamiis: January 26, 2023 Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa faah-faahin ka bixiyey...
Guddoomiye ku-xigeenka Jaamacadda ACCORD oo la kulmay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub
Khamiis, 26 Janaayo [Qaranimo Online] Xoghayaha Hay’adda UNASOM Prof. Abdulkadir Basheer Mohamed ayaa Magaalada Brussels ee waddanka Beljam-ka...
Ururka Bariga Afrika oo bilaabaya xaqiijinta hanaanka Soomaaliya ay ugu biiri karto Ururka Bariga Afrika
Arbaco: January 25 2023 Ururka bariga Afrika ee EAC ayaa lagu wadaa in si rasmi ah uu bilaabo...
Dowladda Rwanda oo sheegay inay soo riday diyaarad ay leedahay Congo ‘oo kusoo xadgudubtay hawadeeda
Arbaco: January 25 2023 Dowladda Rwanda ayaa sheegay inay ‘qaadday tallaabo ay isku difaaceyso’ oo ka dhan ah...
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Jen. C/llaahi Cali Caanood oo ka hadlay sababta Al-shabaab ay u beegsadaan fariisimaha ciidamada DF xiliga aroortii.
Arbaco: January 25 2023 Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga dowlada Soomaaliya Jen. C/llaahi Cali Caanood ayaa ka hadlay sababta Al-shabaab...
Aabe gabadhiisa la’aa muddo dhowr maalmood oo Markii uu Helay ku hor toogtay albaabka maxkamad loga yeeray
Arbaco: January 25 2023 Aabe gabadhiisa la’aa muddo dhowr maalmood ayaa waxa uu maalintii Isniin ahayd ku hor...