Koonfur Afrika oo dhaleeceyn kala kulantay dhoolatus ay cidamadeeda la sameeyeen kuwa Ruushka
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Xisbiga mucaaradka ugu weyn Koonfur Afrika ayaa dhaleeceeyay dowladda kadib markii ciidamada badda ee...
Wasiirka Gaashaandiga oo Hoggaamiyaha Militeriga Suudaan kala hadlay dagaalka Al-shabaab
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Kulan laba geesood ah oo ay kuwada qaateen magaalaada khartuum ee dalka suudaan wasiirka...
DFS oo sheegtay in 100 ka tirsan Al-shabaab lagu dilay dagaal ka dhacay Hiiraan
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in tiro ka badan 100 ka tirsan Ururka...
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Degaanka Masijka Cali Gaduud
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayna qeyb ka ahaayeen Wasiir Ku...
Hay’adaha Sirdoonka ee Soomaaliya & Itoobiya heshiis wada gaaray Markii ugu horeysay
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Hay’adaha Sirdoonka ee dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku heshiiyey inay sii wadaan dadaallada...
Daadad saameeyay dadkii kasoo barakacay abaaraha Soomaaliya ee duleedka magaalada Baydhabo
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in dad markii hore ka soo...
Guddoomiyaha guddiga xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay oo ku baaqay in dib loo bilaabo wadahadaladii dalka Yemen
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Guddoomiyaha guddiga xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay Volker Tuerk ayaa ku baaqay in dib...
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan oo ku eedeeyay Ra’iisul Wasaaraha Pakistan inuu door ku lahaa shirqool lagu dili lahaa
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa Jimcihii ku eedeeyay Ra’isul Wasaaraha xilka...
Erdogan iyo Putin oo ku heshiiyey in qamadiga Ruushka si bilaash ah loogu diro dalal ay Soomaaliya ku jirto
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan ayaa Jimcihii sheegay inuu dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin kula heshiiyey...
Hay’adda Duulista Rayidka oo deeq lacageed Ku wareejisay Hay’adda Maareynta Masiibooyinka
Khamiis:NOVEMBER 3, 2022 Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa maanta ku deeqday 26,000 oo dolar taasoo ka timid mushaaraadka...