Dowlada Iran oo markii u horraysay qiratay in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ay siisay Dalka Ruushka
. Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Markii ugu horeysay Iran ayaa qiratay inay “tiro xadidan” ah oo diyaaradaha aan...
Dowlad-goboleedyada Puntland iyo Galmudug oo gaaray heshiis 5 qoddob ah, kaasi oo sare looga qabanayo amniga, xasiloonida
. Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Heshiiskaan ayaa lagu gaaray kulan ka dhaqan deegaanka Laama Ari-boob ee gobolka Mudug,...
Dowladda cusub ee Sweden oo fulineysa shuruud uu Turkigu ku xiray si ay ugu biirto NATO
. Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Dowladda cusub ee Sweden ayaa iska fogeyn doonta maleeshiyaadka Kurdiyiinta ee YPG, iyadoo...
Ra’iisul wasaaraha Pakistan, Shehbaz Sharif oo si adag u beeniyay eedeymaha uga yimid hogaamiyaha mucaaradka, Imran Khan
. Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Ra’iisul wasaaraha Pakistan, Shehbaz Sharif, ayaa si adag u beeniyay eedeymaha uga yimid...
War deg deg ah: Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay goor dhawayd xerada militariga Jeneraal Dhegobadan ee magaalada Muqdisho.
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in qarax is-miidaamin ah oo uu ka dhacay...
Taliyaha Ciidanka Millateriga Somaliland oo sheegay in Puntland ay taageerto Argagixisada Alshabaab
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Taliyaha Ciidanka Millateriga Somaliland Nuux Ismaaciil Taani, oo ka jawaabay hadallo kasoo yeeray Taliyaha...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka oo Ururka Caafimaadka Aduunka ee WHO kala wareegay gargaar Caafimaad
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Guddiga gurmadka Qaran...
Dowladda Federaalka oo soo dhoweysay heshiiskii Dowladda Itoobiya iyo Jabhadda Gobolka Tigrayga ee TPLF ay ku gaareen Koonfur Afrika.
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa soo dhoweysay heshiiskii Dowladda Itoobiya iyo Jabhadda Gobolka Tigrayga...
Madaxweynaha Falastiin oo baaq ku aaddan xadgudbyada Israa’iil u diray Caalamka iyo Mareykanka
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Maxamuud Cabbaas, Madaxweynaha Falastiin, ayaa ugu baaqay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Anthony Blinken in...
Mareykanka & Kuuriyada Koonfureed oo Kuuriyada Waqooyi uga digay adeegsiga hubka nuclear-ka
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Dalka Mareykanka ayaa Dowladda Kuuriyada Waqooyi uga digay in deriskeeda Kuuriyada Koonfureed ay u...