Ruushka oo ciidamadiisa kala baxaya magaalo muhiim ah oo uu haystay oo Ukraine ku taalla.
Millateriga Ruushka ayaa lagu amray inay isaga soo baxaan magaalada Kherson ee Ukraine, taas oo ah caasimadda keliya...
Dadka heysta baasaboorka Kenya oo loo sheegay war farxad leh
Dalalka Kenya iyo Koonfur Afrika, ayaa ku heshiiyay in dadka Kenyaanka ah ee haysta baasaboorka dalkaas, ay Koonfur...
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo booqday dekedaha kala duwan ee dalka Jabuuti
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah oo saddex cisho ah ku jooga...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Oo Kulamo Gaar Gaar Ah La Qaatay Safiirada Dalalka Jarmalka iyo Kenya Ee Soomaaliya
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo maanta Muqdisho kulan kula qaatay safiirka Jarmalka...
Taliyaha hey’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka NISA Mahad Maxamed Salaad oo gaaray dalka Itoobiya.
Wafti uu hoggaaminayo Taliyaha hey’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ee NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta...
Dowlada Soomaaliya Iyo Jabuuti Oo Ka Wada Hadlay Soo Afjarida Shabaab
Arbaco: NOVEMBER 9, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo ku sugan magaalada Jabuuti...
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Dowladda Federaalka oo dhaleeceeyey go’aankii ROOBOW soona jeediyay in xilka laga qaado
Arbaco: NOVEMBER 9, 2022 Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali ayaa sharci darro...
Danab oo sheegtay in Al-Shabaab ay haystaan hal fursad oo kaliya oo ah hubka dhigaan
Arbaco: NOVEMBER 9, 2022 Taliska Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka ayaa sheegay in waqtiga dhow ay soo...
Xildhibaan u olaleeya in UK ay aqoonsato Somaliland oo iska casilay xil uu ka hayay golaha wasiirada
Arbaco: NOVEMBER 9, 2022 Xildhibaan Sir Gavin Williamson oo ka tirsanaa golaha wasiiradda ee UK ayaa xilka iska...
Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada xilliga dhexe ee Mareykanka
Arbaco: NOVEMBER 9, 2022 Saraakiisha gaadiidka Mareykanka ayaa shaaciyay dhacdo ka dhacday garoonka diyaaradaha Fort Lauderdale-Hollywood ee Florida...