Madaxweyne Xassan Sheikh oo dib u habayn ku sameeyay Golaha Dhaqaalaha Qaranka
Khamiis: NOVEMBER 10, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib u habeyn lagu sameeyo Golaha...
Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa deegaanka oo tuulada Wabxo ee gobolka Galgaduud 15 sano kadib la wareegay
Khamiis: NOVEMBER 10, 2022 Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ayaa sheegay in ay maanta gudaha u galeen tuulada...
Hub iyo maydad Farabadan oo Aslshabaab looga Dilay Wabxo oo lasoo Bandhigay
Khamiis: NOVEMBER 10, 2022 Dawladda Soomaaliya ayaa Telegram-ka kusoo bandhigtay sawirro aad u tiro badan oo ah Shabaabkii...
Wiilal dhalinyaro ah oo loo xiray toogasho ka dhacday Magaalada Gävle ee Sweden
Khamiis: NOVEMBER 10, 2022 Saddex wiil oo dhalinyaro ah ayaa loo xiray sabab macquul ah oo looga shakisan...
Wasiirka sirdoonka Iran oo digniin adag u dirtay boqortooyada Sacuudiga
Khamiis: NOVEMBER 10, 2022 Wasiirka sirdoonka Iran ayaa u sheegay Arbacadii in waddanka ay xafiiltamaan ee Sacuudi Carabiya...
Sicir bararka Dalka Danmark oo kor u kacay ilaa 10.1 boqolkiiba
Khamiis: NOVEMBER 10, 2022 Qiimaha Danmark ayaa bishii 10aad ka sarreeyay boqolkiiba 10,1 marka loo eego isla bishaas...
Ciidamada Itoobiya oo gacanta ku dhigay 100 dhallinyaro ah oo doonayay inay ku biiraan Al-Shabaab
Khamiis: NOVEMBER 10, 2022 Ciidamada Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay gacanta ku dhigeen in ka badan...
Ukraine oo ka fiirsaneysa go’aan uu Ruushku shaaciyey
Khamiis: NOVEMBER 10, 2022 Ukraine ayaa sheegtay inay si taxadar leh uga fiirsanayso go’aan si lama filaan ah...
WHO oo ka hadashay xaaladda gobolka Tigray ka dib heshiiskii lagu dhawaaqay
Khamiis: NOVEMBER 10, 2022 Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegtay in aysan jirin wax cunto ah ama...
Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo sheegay in awaamiirta cusub ee dowladda ay naftooda halis weyn gelin karto Erayga Khawaarijta
Khamiis: NOVEMBER 10, 2022 Sidee ayaad ku sifeyn lahayd kooxdan hubaysan? Waa su’aal ka taagan Soomaaliya oo dowladda...