Dowlad goboleedka HirShabeelle oo faahfaahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay dagaal beeleedka ka qarxay aaggaa degmada Cadale
Isniin: NOVEMBER 14, 2022 – Dowlad goboleedka HirShabeelle ayaa faahfaahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay dagaal beeleedka ka qarxay...
Mareykanka oo $10 milyan oo abaal-marin ah ku bixinaya xogta Saraakiisha Al-shabaab Axmed Diiriye, Mahad Karate, iyo Jehad Mostafa
Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Dowladda Mareykanka ayaa kordhisay lacagta abaal-marinta ah ee ay ku bixineyo xog hoggaamin karta...
Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Oo Soo Xiray Tababar Ku Saabsanaa Tabinta Xaaladaha Beni’aadannimada iyo Wararka Deg degga Ah
Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Tababarka tabinta xaaladaha beni’aadannimada iyo wararka degdegga ah oo ka qeyb galeen 30 suxufiyiin...
Madaxweynaha Puntland oo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Zambia uga warbixiye xaaladda dalka
Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay Xaflad weyn oo soo dhoweyn ah...
Guddiga Joogtada Golaha Shacabka oo ka shiray furitaanka Kalfadhiga 2aad ee Baarlamaanka
Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay...
Madaxweynaha Ukraine oo booqday magaalo muhiim ah oo ay la wareegeen
Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa booqday magaalada Kherson oo dhawaan ay la wareegeen ciidamada...
Haweeney lagu tuhmayo qaraxii Istanbul oo la xiray
Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Turkey ayaa maanta ku eedeysay haweeney u dhalatay dalka Syria inay talaashay qaraxii lixda...
Baaq Nabadeed oo loo diray beelo ku dagaallamay Shabeellaha Dhexe gaar ahaan degmada Cadale
. Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Waxa isa soo taraya baaqyada nabadeed ee loo dirayo beelahii dhawaan ku dagaalamay...
Faransiiska iyo Ingiriiska oo kala saxeexday heshiis ku saabsan ka hortagga qulqulka muhaajiriinta
Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Ingiriiska iyo Faransiiska ayaa kala saxeexday heshiis ku saabsan sidii looga hortaggi lahaa muhaajiriinta...
Ciidamada Amniga Soomaaliya oo xiray Sheekh Muqdisho ku faafin jiray fikradaha Khawaarijta’ Al-shabaabna Taageersanaa
Isniin: NOVEMBER 14, 2022 Ciidamada Amniga Soomaaliya ayaa maanta soo xiray Sheekh Mustafa Cali Caanood oo lagu eedeeyey...