Qorshe la doonayo in dugsiyada qaar ee Koofur Afrika looga sameeyo musqulo ay wada gali karaan wiilasha iyo Gabdhaha
Arbaco: NOVEMBER 16, 2022 Koox koofur Afrika ah ayaa bilowday codsiay kaga hortagayaan qorshe ay wadato waaxda aqoonta...
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga Soomaaliya oo heshiis is-afgarad la saxiixday madaxa shirkadda China Beijing Chaoliang Holiding Mr. JZhuang
Arbaco: NOVEMBER 16, 2022 Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda xukuumadda federaalka Soomaaliya Axmed Xasan Aadan ayaa maanta...
Wasiirka Gaashaandhiga oo boggaadiyey tallaabo ay qaadeen Golaha Wasiirada xalay
Arbaco: NOVEMBER 15, 2022 Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo war qoraal ah soo saaray...
Ruushka oo beeniyay inuu weeraray dalka Poland
Arbaco: NOVEMBER 15, 2022 Gantaalo uu Ruushku ku weeraray dalka Ukraine ayaa ku dhacay magaalo ku taala dalka...
Ra’iisul Wasaaraha dalka Poland oo dadka ugu baaqay inay is dejiyaan kaddib markii gantaal lagu sameeyay Ruushka uu labo qof ku dilay Dalkaas.
Arbaco: NOVEMBER 15, 2022 Ra’iisul Wasaaraha dalka Poland Mateusz Morawiecki ayaa dadka ugu baaqay inay is dejiyaan kaddib...
Sheekh Cusmaan Usuuli oo sheegay in dagaalka lagula jiro Al-shabaab uu yahay mid waajib ah, ganacsadihii lacag siiya Al-shabaab uu danbi ku jiro
Arbaco: NOVEMBER 15, 2022 Sheekh Cusmaan Usuuli oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ingiriiska...
Madaxweynihii hore ee USA Donald Trump oo ku dhawaaqay musharaxnimadiisa madaxweynaha Mareykanka 2024.
Arbaco: NOVEMBER 15, 2022 Donald Trump, ayaa tan iyo markii looga adkaaday doorashada 2020-ka waxa uu billaabay weerarro...
Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed oo sheegay inay ka go’an tahay hir-gelinta heshiiska nabadda ee gobolka Tigray
Arbaco: NOVEMBER 15, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa u sheegay xildhibaannada Baarlamaanka Itoobiya inay ka go’an...
Biden oo sheegay in aysan ‘macquul ahayn’ gantaal laga soo tuuray Ruushka uu ku dhacay Poland
Arbaco: NOVEMBER 15, 2022 Saraakiisha Maraykanka ayaa sheegay in natiijooyinka ugu horreeya ay muujinayaan in gantaalka ku dhacay...
Kooxda Al-Shabaab oo beddeshay xeeladdeeda dagaalka, kadib Markii Deegaano badan laga saaray oo dagaalkii looga guuleestay.
Arbaco: NOVEMBER 15, 2022 Maleeshiyaadka Al-Shabaab oo 2 bil ee la soo dhaafay waysay Deegaano badan ayna ka...