Wadahadallo dhexmaray beelo dhawaan ku dagaalamay, tuulooyin hoostaga degmada Cadale eoo heshiis laga gaaray.
Isniin: NOVEMBER 21, 2022 Wadahadallo dhexmaray cuqaasha iyo odayaasha beelo dhawaan ku dagaalamay, tuulooyin hoostaga degmada Cadale ee...
Morgan Freeman iyo Ghanim Al Muftax labada nin ee indhaha caalamka qabsaday
Isniin: NOVEMBER 21, 2022 Xafladdii furitaanka Koobka Aduunka ee Qadar ayaa loo arkaa mid ka mid ah kuwii...
Koobka Adduunka: Ecuador oo 2-0 uga badisay xulka Qadar ciyaartii furitaanka
Isniin: NOVEMBER 21, 2022 Xulka Ecuador ayaa 2-0 uga badiyay xullka Qadar ciyaartii furitaanka Koobka Adduunka oo caawa...
Dalal tiro badan oo gaarey heshiis lagu badbaadinayo cimilada dunida
Axad:NOVEMBER 20, 2022 Shir madaxeedka cimilada adduunka ee ka socday maalmihii u danbeeyey dalka Masar, ayaa waxaa la...
Qiimaha iibka xoolaha xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee Kenya oo sare u kacay
Axad:NOVEMBER 20, 2022 Iibka xoolaha ee Xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee Waqooyi-Bari Kenya, ayaa sare u kacay, kadib roobab...
Ciyaar yahankii ku guuleystay Ballon D’or Karim Benzema oo aan ka qeyb galeynin ciyaaraha koobka adduunka
Axad:NOVEMBER 20, 2022 Weerar yahanka reer France ee, Karim Benzema, ayaa ka maqnaan doona ciyaaraha kubadda cagta ee...
Soomaaliya oo si rasmi ah u saxiixay sharciga caalamiga ah ee ka dhanka ah isticmaalka iyo adeegsiga walxaha qarxa
Axad:NOVEMBER 20, 2022 Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay dalalka saxiixay sharciga caalamiga ah ee ka dhanka...
Ciidanka Booliska Garoowe oo gacanta ku dhigay kooxo hubeysan oo ka ganacsada daroogada
Axad:NOVEMBER 20, 2022 Ciidanka Booliska Puntland ayaa hawlgal qorsheysan ku qaaday kooxo ka ganacsada daroogada oo mudooyinkii dambe...
Madaxweynew Xasan shekh oo shalay Taliyaha Ciidanka Daraawishata Galmudug Mohamed Nuur u dalacsiiyey Darajadda Genaraal
Axad:NOVEMBER 20, 2022 Taliyaha Ciidanka Daraawishata Galmudug Mohamed nuur Ali Gadaar ayuu Madaxweynaha Qaranku shalay udalacsiiyey Darajadda Genaraal...
Soomaalida Canada oo caddaalad u raadinaya Hodan Hashi oo ah haweeney dalkaasi lagu dilay Bishan
Axad:NOVEMBER 20, 2022 Isu soo baxyo caddaalad looggu raadinayo Hodan Hashi, oo bilowgii bishaan lagu dilay magaalada Saskatoon...