Jaamacadda Carabta oo Arbacada Kashiraya Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya
Ururka Jaamacadda Carabta, ayaa Axaddii shalay ahayd ku dhawaaqay inay shir degdeg ah oo heer wasiir ah yeelan...
Hanaanka Casriga ee Diiwaangalinta Xogta Talaalka Soomaaliya oo Muqdisho laga daah-furay
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa daahfurey Munaasabadda Hanaanka casriga...
Wareysi: Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka Puntland
GAROOWE — Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka Puntlanad Cabdrisaaq Axmed Siciid ayaa waraysigii ugu horeeyey ee ay la yeelatay VOA...
Ra’iisal wasaare Xamsa oo shacabka Somaliland ugu baaqay in ay u istaagaan difaaca dalka
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa si qoto dheer kaga hadlay...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub oo kulan la yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Yurub
Muqdisho – Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Yurub ayaa ka wada...
Chief of Defense forces visits TURKISOM Military Academy
Mogadishu – Chief of Defense Forces, Major General Ibrahim Sheikh Muhiyidin Addow visited the TURKISOM Military Academy in...
Muxuu safarka madaxweynaha ee Dhuusomareeb ka bedeli karaa dagaalka Al-Shabaab
DHUUSOMAREEB — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa shalay gelinkii dambe gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, si...
Return of piracy on Somalia waters to push up costs
The International Chamber of Commerce’s International Maritime Bureau (IMB) is advising shippers to remain vigilant as they transit...
Itoobiya oo Qirtay Caadadis Dowli ah oo Kasaaran Heshiiskii Badda ee ay la gashay Somaliland
ADDIS ABABA – Dowladda Itoobiya ayaa xaqiijisay in xukumadda Addis Ababa ay lakulmayso culaysyo ugu imaanayo dawladaha gobolka...
Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la yeeshay maalgashato ka socday dalka Qatar
MUQDISHO — Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene) oo ay...