ππ¨π₯ππ‘π πππ¬π’π’π«π«πππ ππ²ππ ππ§π¬π’π±π’π²ππ² ππ’π§ππ’π¬π-ππ‘ππ«ππ’π²ππππ€π π°ππ±-π€π-ππππππ₯π€π ππ‘ππ«ππ’π π ππ‘ππͺπππ₯ππ‘π πππ²π’ππ€π ππ¨π°π₯ππππ
Muqdisho – Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu shir-guddoomiyay Raβiisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa ansixiyay Hindise-Sharciyeedka...
Madaxweyneyaasha Masar iyo Jabuuti oo kulankoodii ka dib meel adag ka istaagay “maamulka iyo amniga badda cas”
Masar iyo Jabuuti ayaa ku heshiiyey in “maamulka iyo amniga” badda cas iyo gacanka cadmeed ay “mas’uuliyad ka...
Kulanka DFS iyo Dowladda Denmark ee Shirweynaha Sanduuqa Lacagta Adduunka
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Mohamed Shire oo qeyb ka ahaa wafdi ka...
Wasaaradda caafimaadka oo daah-furtay tallaalka Oofwareenka
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadam ayaa maanta si...
Garsoore xukun cusub kasoo saaray xiritaanka Trump ee warbaahinta VOA
Garsoore heer federaal ah ayaa ku amray maamulka Trump inuu dib u soo celiyo dhammaan shaqooyinkii iyo dhaqaalihii...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la shiray Ergeda Midowga Yurub ee Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir la yeeshay ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya, kuwaas...
Waa sidee xaaladda Soomaalida Istanbul ka dib dhul-gariirkii xoogganaa ee ku dhuftay
Dhowr dhulgariir oo is xigxiga ayaa maanta ka ku dhuftay magaalada Istanbul sida ay sheegtay Waaxda musiibooyinka Turkiga....
Midowga Yurub oo bogaadiyey waxqbadka dowladda Soomaaliya
Muqdisho – Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Karin Johansson ayaa Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uga mahadcelisay...
WARBIXIN – Isdiiwaangalinta doorashooyinka oo ka bilowday Banaadir
Muqdisho – Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta hirgalinta doorasho dadweyne oo Soomaaliya ugu dambeysay 58 sanno ka...
Guddiga Doorashooyinka DFS oo Shaaciyey Jadwalka Doorashada Kuraasta Bannaan
Muqdisho β Guddiga Doorashooyinka Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa shaaciyey jadwalka doorashada kuraasta bannaan ee Golaha Shacabka, kuwaas...