Dowladda Soomaaliya oo dalka ka mamnuucday Bacaha halka mar la isticmaalo
Muqdisho — Wareegto ka soo baxday wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu mamnuucay Bacaha...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Imaaraatka kaga qayb galay shir looga hadlayey Amniga Soomaaliya
Abu Dhabi — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Isu-tagga Imaaraatka Carabta kaga qeyb...
NISA oo sheegtay inay caalamka ka xirtay mareegyo ku xiran Al-Shabaab
MUQDISHO — Hay’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA aya sheegtay inay hawada ka saartay mareego dhinaca Internet-ka ah, iyo...
EUNAVFOR Operation Commander visit to Somalia
The three-day visit enabled the Operation Commander to hold talks with key players in the Somali Federal Government linked...
Madaxweyne Xasan oo kulamo layeeshay madaxda dalka Talyaaniga
ROME — Madaxweynaha Jamhuiriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Roma kaga qeybgalaya madasha Afrika iyo Taliyaaniga...
Kulanka golaha shacabaka oo looga hadlay hindise sharciyeedka xuquuqda naafada iyo arrimo kale
Muqdisho — Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 13aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS ayaa maanta oo Arbaco ah waxaa shir...
Deni oo sheegay in dowladda federaalka ay ka aqbashay gogol wadahadal
GAROOWE — Puntland Siciid Cabdulahi Deni ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ka aqbalay gogol...
Mareykanka oo mar kale taageeray midnimada dhuleed ee Soomaaliya
WASHINGTON – Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Afrika, Molly Phee ayaa sheegay in dalkiisu uu Midowga Afrika,...
WHO oo ka digtay in dhaqaalaha laga goosto ururka UNRWA
GAZA — Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ka digaya in dhaqaalaha laga goosto UNRWA, oo ah hay’adda Qaramada Midoobay...
War on Gaza: Defunding Unrwa is a war against all Palestinians
Unrwa is the sole provider of humanitarian aid for Palestinian refugees across the region. As Israel and the...