Debedbax looga soo horjeedo weerarkii xeebta Liido
Debedbax lagaga soo horjeedo weerarkii ka dhacay xeebta Liido maalinimadii Jimcaha, ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho. Dadweynaha iyo...
Somalia’s Human Development Story: A New Chapter Begins
In a historic shift, Somalia has entered the global conversation on human development by securing a spot on...
Somalia’s Tubsan director Abdullahi Mohamed steps up war on terrorism
Abdullahi noted that while Tubsan faces numerous challenges, including threats from extremist groups, the center has made significant...
Xildhibaan C\Raxman Cabdi Shakuur: Waxaa la gaaray xilligii runta la isku sheegi lahaa
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo markale ka hadlay weerarkii bahalnimada ahaa ee Jimcihii ay kooxda...
RW xukuumada Federaalka Xamza oo Maxamed Fatiir u magacaabay agaasimaha guud ee bulshada bariga
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa u magacaabay Maxamed Isaaq Ibraahim (Fatiir) inuu noqdo agaasimaha guud...
Xaaladda barakacayaasha ku nool deegaanka Tawakal ee ka tirsan degmada Afgooye
Mas’uuliyiin katirsan maamulka Koofur-Galbeed iyo Dawlada Federalka ah ee Soomaaliya ayaa booqday qoysas barakacayaal ah oo ku nool...
Maxaa Looga hadlay Kulanka Laamaha Amniga Dowladda iyo Taliska Gobolka Banaadir?
Kulan Ammaanka Caasimadda looga hadlaya ayaa waxaa iskugu yimid Hay’adaha Amniga Heer Federaal iyo Maamulka Gobolka Banaadir, kaas...
Maxaa markasta loo arkaa farriimaha dhiig baafinta ee Muqdisho xilliyada qaraxyada dhacaan, BBC-da oo la hadashay Isbitaallada qaar
“Fadlan waxaa loo baahan yahay dhiig noocaas ah ee deg deg u gaara isbitaalka” Waa fariin markasta qoraaalkeeda...
Todobaad ka dib markii damiin lagu sii daayay, wariye Alinur Salad ayaa weli awoodi la’ inuu hawshiisa saxafinimo qabto; Madaxweyne Xasan weli ma fulin ballantii ahayd in dacwada laga laabto.
MUQDISHO, Soomaaliya, 04 August 2024 – Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed (SJS) wuxuu ugu baaqayaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu...
A week after his release on bail, journalist Alinur Salad is unable to conduct journalism; President Hassan has not fulfilled his promise to drop the case
MOGADISHU, Somalia, 04 August 2024 – The Somali Journalists Syndicate (SJS) calls on Somali President Hassan Sheikh Mohamud...