Dayax madoonaad laga arkay qeybo badan oo kamid ah aduunka
Meelo badan oo dunida waxaa xalay dadka daawanayeen cirka iyagoo eegaya markii dayaxu madoobaday, taas oo ah dhacdo...
Dayactir lagu sameeyay qaar kamid ah wadooyinka Gobolka Benaadir
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo weerarkii Ruushka ee Ukriane iyo wax xigi doona
Hoggaamiyeyaasha Yurub ayaa booqan doona Mareykanka Isniinta ama Talaadada si ay uga wadahadlaan siyaabaha loo joojin karo dagaalka...
Dugsiyada Soomaaliya oo Taleefoonnada Casriga ah laga Mamnuucay Ardayda
Mamnuucidda taleefoonnada casriga ah ee dugsiyada Soomaaliya waxay ka dhigan tahay in ardaydu aanay soo qaadan karin smartphones...
Japan oo ku dhawaaqday inay aqoonsanayso dowladda Falastiin
Dowladda Japan ayaa ku dhawaaqday in ay si rasmi ah u aqoonsan doonto dowlad-madaxbanaan oo Falastiin ah dhammaadka...
Maxaa sabab u ah mooshinka lasheegay ee ka dhanka ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre
Ra’iisul Wasaaraha ayaa dalka Shiinaha uga qeyb galay Shirka 7aad ee China-Arab States Expo oo uu khudbad ka...
Mowliidka oo si weyn looga xusay Muqdisho iyo gobollada dalka
Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho iyo gobollo badan oo ka tirsan dalka ayaa maanta si weyn looga xusay...
Soomaaliya iyo Baxrayn oo ka wada-hadlay casriyaynta kaabeyaasha dhaqaalaha
Wasiirrada Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Soomaaliya iyo Boqortooyada Baxreyn, ayaa magaalada Jiddah ku yeeshay kulan doceed barbar...
Warbixin: Hay’addaha Socdaalka & NIRA oo soo saartay go’aamo cusub oo saameyn ku yeelan doona Baasaboorada iyo Safarka Gudaha
QOL – Muqdisho, August 6, 2025 – Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya iyo Hay’adda NIRA ayaa maanta ku...
Madaxweyne Geele ee Jabuuti oo eedeeyay dowlada Imaaraadka Carabta
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si weyn u dhaleeceeyay saameynta dowladda Imaaraadka Carabta ee gobolka Geeska Afrika,...