Wasiiro xilalkii laga qaaday, kuwo kalena lagu bedelay
Baydhabo, 24 June 2016 (Villa Somalia) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo...
Taliska Ciidanka Asluubta oo qalabaynaya Xabsiyada
Muqdisho | QOL | June 24, 2016 – Xabsiga Weyn ee Magaaladda Baydhabo oo hadda ay ku jiraan...
WAREYSI GAAR AH MADAXWEYNAHA JUBBALAND
Kismayo | June 24, 2016 – SONNA – by C/raxmaan Cadaala – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed...
Warbixin: Maxaa Soomaaliya ka khaldan, Sidee dowladda fashilantay loo maalgeliyay, yaana maalgeliyay?
“Makuwanaan badbaadiyeyaal moodnay: Sidee nalooga dhaadhiciyey iney fikriyan iyo xadaariyanba anaga naga sareeyaan” – Gabar Soomaaliyeed Ilaa sannadkii...
Guddiga waasaarda Deegaanka iyo Duurjoogta Puntland ee Degmada Baargaal oo kormeeray meelhii ay ku dhufatay Duufaantii Dabaysha wadatay
Hawl wadeenada wasaarada Deegaanka Iyo Duurjoogta Puntland ee Degmada Baargaal ayaa safar u kuur galid iyo xaqiiqo raadin...
Wasiirka Maaliyadda oo ku guulaystay dayactirka xaruntii hore ee Wasaaradu lahayd
Muqdisho 23, June, 2016…. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aaden Ibraahim Farkeeti ayaa ku guulaystay dib...
Uganda to be out of Somalia ‘by 2017’
It’s a decision Uganda is taking and the key actors are informed on the way forward.” By AFP |...
Madasha Hoggaamiyeyaasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo la kulmey beesha caalamka iyo guddiga qoondada haweenka
Baydhabo, 23 June 2016 (Villa Somalia) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxda xubnaha...
AMISOM confirms arrest of five of its troops
Mogadishu, 6 June 2016 – The African Union Mission in Somalia (AMISOM) confirms that five of its soldiers were...
AMISOM oo Xaqiijinaysa Xiritaanka 5 Askarteeda ah
Mogadishu, 6 June, 2016 – Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa xaqiijinaya 5 askari oo AMISOM ka tirsan...