Madaxweynaha “Wadada Wadnaha waxaaa lagu dhisay canshuurta shacabka Soomaaliyeed”
Muqdisho, 27, Oct, 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xarigga ka jiray...
Madaxweynaha oo xariga ka jaray dhisamaha Wasaaradda maaliyadda
Muqdisho, 27, Oct, 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta xariga ka jaray...
War Saxaafadeed : Soomaaliya oo saxiixday cahdiga ka mid noqoshada Ururka IORA
Tr. October 27, 2016 Bali – Indonesia War Saxaafadeed (Faafin Degdeg ah). October 27, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo...
Somalia signing the Indian Ocean Rim Association (IORA) charter and formally becoming a member State
Date : October 27, 2016 Bali – Indonesia Press Statement FOR IMMEDIATE RELEASE On October 27, The Minister...
Madaxweynaha oo u hambalyeeyey madaxda cusub ee maamulka Hirshabeelle.
Mogadishu, 17 October 2016 – Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u hambalyeeyay hoggaanka...
Madaxweynaha Soomaaliya oo daahfuray mashruuca Nadaafada casriga ah ee G/Banaadir
Muqdisho 17 October 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federeelka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay...
War saxaafadeed – Hannaanka Doorashooyinka 2016
Mogadishu, 16 October 2016 – Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban (GFHDD) waxaa uu soo dhaweynayaa una hanbalyeynayaa Dowlad...
Madaxweynaha oo soo dhoweeyey doorashooyinka xubnaha Aqalka Sare ee Galmudug
Mogadishu, 16 October 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa soo dhoweeyey Madaxda iyo...
KOOXDA JUBBA EE ATLANTA OO GUULO KU TALAABSATAY YM
ATLANTA, GA | QOL | October 15, 2016 – Tartamo Isboorti ee ka socda Magaaladda Atlanta oo ka tirsan...