Madasha Xisbiyada oo sheegtay in Dowlada Federalka ku fashilantay qabashada doorasho qof iyo cod ah
Qoraal ay soo saareen xisbiyada ku bahoobay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu eedeeyay dowlada federalka inay ku fashilantay...
Midowga Yurub ayaa soo dhaweeyey wadahaladii Soomaaliya iyo Somaliland ee Djibouti ku dhexmaray
Muqdisho(QOL)-Midowga Yurub ayaa soo dhaweeyey wadahaladii Soomaaliya iyo Somaliland ee Djibouti ku dhexmaray 14-kii bishan June, waxa ayna...
Safiirkii hore Soomaaliya ee dalka Ciraaq oo Muqdisho ku geeriyooday
Muqdisho:(QOL)-Allaha u naxariistee waxaa saaka Muqdisho ku geeriyooday Amb. Ciise Cali Maxamed oo ku magac dheeraa (Ciise Dheere),...
Wasaaradda Caafimaadka Oo Xaqiijisay In 45 Qof Oo Cusub Ay Ka Bogsoodeen Feyruska Karoona
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19...
Beesha Caalamka oo soo dhoweysay tallaabada uu qaaday madaxweyne Farmaajo
MUQDISHO — Saaxiibada Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey soo jeedinta madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee uu 14-kii bishan...
Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay ka dib shirkii Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay...
Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo xallisay cabasho la xiriirtay shuruudaha rukhsadaha isgaarsiinta+Sawirro
QOL: Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa soo qabanqaabisay kulan looga hadlayay arrimaha shuruudaha rukhsadaha isgaarsiinta ka dib...
MUNAASABADDA DAAH FURKA GO’AAMADII SHIRKA DHAB U HESHIISIINTA DFS IYO SOOMAALILAND
Jabuuti:(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey munaasabadda daah furka go’aamadii shirka dhab...
Munaasabadda Daah Furka Go’aamadii Shirka dhab u Heshiisiinta DFS Iyo Somaliland
Jabuuti, Juun 15, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey munaasabadda daah...
Guddiga qaban qaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeer ku tagay Garoonka Ciyaaraha Muqdisho
Guddiga Qaban qaabada Toddobaadka Xorriyadda Soomaaliya ayaa Kormeer shaqo ku tagay Garoonka Kubada Cagta ee Stadium Muqdisho oo...