Ra’iisul Wasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyey Degmada Cadaado
Cadaado | QOL | 17, Diseembar, 2020 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo...
Saakay oo shacabka Muqdisho ku waabariistay Jidadka waaweyn oo xiran
Muqdisho | QOL | December 17, 2020 – Waxaa saaka xiran jidadka waaweyn ee magaalada Muqdisho xilli laga...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la yeeshay Odayaasha dhaqanka iyo qeybaha Bulshada Degmada Caabudwaaq
Caabudwaaq | QOL | 17, Diseembar, 2020 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa...
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxda Puntland oo yeeshay kulan wadatashi ah
Garowe |QOL |Diseembar 11, 2020 -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Garowe kulan kula...
Meet Anab Mohamud: Winner of the 2020 Global Citizen Prize: Germany’s Hero Award
Why Global Citizens Should Care: Women’s education and health are both vital elements of achieving the UN’s Global...
Ra’iisul Wasaaraha oo ku baaqay in laga qeyb qaato dib u dhiska Xaruntii Gaheyr ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
Muqdusho | QOL | Diseembar 9, 2020 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo goob-joog...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO VILLA SOOMAALIYA KU QAABILAY WASIIRKA ARRIMAHA AFRIKA EE XUKUMADDA INGIRIISKA
Muqdusho | QOL | Diseembar 8, 2020 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka...
Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyay dadaallada ay Xukuumaddu ku bixineyso dardargelinta arrimaha doorashooyinka
Muqdisho | QOL | Diseembar 06, 2020 – Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QEYB GALAY SHIR KU SAABSAN AAGGA GANACSIGA XORTA AH EE QAARADDA AFRICA
Muqdisho | QOL | Diseembar 05, 2020 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb...
Madaxweyne Farmaajo oo u magacaabay Danjire Yuusuf-Garaad Ergayga Gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed
Muqdisho | QOL | Nofeembar 30, 2020 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto...