Waxgaradka Gobolka Hiiraan Oo Mar Kale Qaadacay Shirka Magaalada Jowhar.

Muqdisho,8 March 2016: Ugaasyada Isimada iyo waxgaradka gobolka Hiiraan ayaa shir ay kuyeesheen magaalada Beledweyne waxa ay uga soo horjeesteen shirka maamul u samaynta Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe oo Jowhar dib uga furmi doona.

Lama yaqaan ilaa hada arinta maamul u sameeynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe halka ay dhamaan doonto, balse waa ay daba dheeraatay.

—————————————–

Qaranimo Online | Muqdisho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *