Madaxweynaha Soomaaliya Oo Khudbad Kajeediyey Shirka Kasocda Magaalada Munchen.

Muqdisho,15 February, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo kusugan Jarmalka ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyey shir ka socda magaalada Munchen oo looga hadlayo arrimaha ammaanka, halkaas oo isugu yimaadeen dowlado badan oo Caalamka ka kala socda.

Waa kan Afhayeenka madaxweynaha Daa’uud Aweys. –

https://youtu.be/SrzRRpS86UQ

 

—————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *