Muqdisho, 05 February, 2016: Madaxa maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta kadib kulankii uu laqaatay wakiilka xogahayah guud ee Qaramada Midoobey uqaabilsan arrimaha Soomaaliya, ayaa faahfaahin ka bixiyey sababtii uu u aqbalay qaadashada hanaanka doorasho ee 4.5 iyo doorka Jubbaland ay ku leedahay qaadashadaas.
Hoos ka daawo
https://youtu.be/2a2VGgqwAng
—————————————–
Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho
