Guddiga ka hortaga COVID19 ee Gobolka Mudug oo la Magacaabey

Mogadisho | QOL | April 19 2020–Guddoomiyaha Gobalka Mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal ayaa Maanta Magaacabey Guddiga ka hortaga iyo Xakameynta Cudurka Covid19

 

Wareegto kasoo baxdey Xafiiska Guddoomiyaha ayaa waxaa lagu magacaabey Xubnaha Guddiga  oo ka kooban 7 Xubnood,waxaana la faray in maalinta berito ay ay soo xaadiraan Xarunta Gobolka.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *