Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Maxaabiis Cafis u fidiyay

Mogadisho | QOL | April 15 2020 –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Cafis u fidiyey Maxaabiis Xukuno kala Duwan ugu Jirey Xabsiga Degmada Baydhabo.

 

Maxaabiistaan ayaa tiradooda lagu sheegay 11 ruux.

Madaxweynaha ayaa amar ku bixiyay in sidda ugu dhaqsiyaha badan xabsiga laga siidaayo dadkaasi.

 

Magaalooyinka kale ee Koonfur Galbeed kuma jiraan meelaha dadka cafiska loo fidiyay waa Magaalada Baydhabo oo kaliyah.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *