SAWIRO: Farmaajo oo la kulmay Xog-hayaha cusub ee IGAD

Muqdisho | QOL | February 18, 2020 –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay Xog-hayaha Guud ee urur-goboleedka IGAD Mudane Workneh Gebeyehu.

 

Madaxweynaha ayaa ugu hambalyeeyay Xoghayeha cusub ee IGAD xilkan dhawaan loo igmaday.

 

 

 

Waxa uuna u rajeeyey in uu ka miro-dhaliya qorsheyaasha heer gobol ee kor u qaadista iskaashiga, nabadda iyo horumarka dalal ku mideysan IGAD oo Soomaaliya ay ka mid tahay bud-dhigeyaasha ururkan.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *