Fariin ku socoto Madaxweynaha Soomaaliya

Muqdisho, 15 January 2016: Aqristayaasha sharafta leh waxan ka codsaneeyna in ad nala argtaan, daawataan Video hoose ku lifaaqan, ka dib-na an isweydiino in Soomaaliya Madaxdeeda ay qaldantahay oo aysan dreemin waxyaaba ninkaan ka hadlaay, iyo in shacbiga Soomaaliyeed uu weli hurda ku jira tan iyo marki laga soo baxay dagaalki sukeeye??

Marka ad daawatid, waxyaaba badan ayaa maskaxdaada ku soo dhacaaya, sida Shirka Kismaayo, sababta Iraan Cilaaqaadka looga gooyay iyo xiriirka an la leenahay Dowladaha  deriska nala ah iyo kuwa Carbeed oo an walaaltinimada ku soo dhoweeysano.

https://www.youtube.com/watch?v=f9P6Y0bom6g&feature=youtu.be

—————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *