Atlanta, GA | QOL | December 7, 2015 – Waxaa mar kale lagu qabtaya Magaaladda Atlanta Tartamo Isboorti ee Kubadda Cagta iyo Kubadda Koleyga, iyadoo ay ka soo qeyb galeen Halyeeyo Isboortiga Soomaaliyeed qiimo iyo qadarin ku leh, waxaana tartamadaasi sanadkani ay reebeen xusuus ma guurta ah oo balaalka taarikheed geli doono, waxaana tartankani suurto geliyey khubaro ku xeel dheer Isboortiga ee ku nool Magaaladda Atlanta oo abaabulka Isboortiga u soo dhabar adeegay ku dhawaad 20 sano, isla markaana garab iyo gaashaanba ka helay dadweynaha ku nool Magaaladda Atlanta oo manta gartay dulucda u leeyahay Isboortiga iyo doorka uu ku leeyahay dhalaanka soo koraayo oo runtii kala dagaalamo waxyaabaha waxyeeleen kara mustaqbalkooda,waxaayna taa ka mid tahay siyaasadda Isboortiga oo uu guddiga Isboortiga uu ku taamaayey iyo ahmiyadda uu ugu mintidaday abaabulka Isboortiga, waxaana Guddiga Isboortiga ka go’an in uu labanlaabo dadaalka lagu xoojinaayo horumarinta Isboortiga inta laga gaaraayo hadafka la tiigsanaayo.
- OHIO
- MINEAPOLIS
- NORTH CAROLIN
- WASHIGTON DC
- WASHIGTON SEATTLE
- WAFDI KA SOCDAY KENTUKY OO UU HOGAAMINAAYEY GUDOOMIYAHA ISBOORTIGA EE KENTUKY MUDANE XAMZA
- KOOXO KA SOCDAY MAGAALADDA ATLANTA
- SIDOO KALE WAXA KA SOO QEYB GALAY FANAANKA WEYN EE MAXAMED MACLOW IYO QAAR KALE.
- Ibraahin Suudaani
- Maxamed Xasan Qolof
- Macalin Qariidi
- Cabdicasiis Giftin
- Cabdi Yuusuf
- Tababare Shiikha
- Axmed Daahir
- Maxamuud Ciise
- Cabdulqaadir Madaxey
- Cabdirisaaq Ugaas
- Marshaale
- Aamaan
- Nuune

- Marwo Geni
- Cali Dhagey
- Abuukar Shiino
- Faarax Oday
- Maxamed Muslimiin
- Xasan Abati
- Marwo Maana
- Marwo Mulki
- Safiyo Cadeey
- Axmed Wali
- Cabdulaahi Africano
- Del Piero
- Maxamed Sulub Eega
- Cabdulaahi Amiigo
- Gudoomiye Nuuradiin
- Khaliif Riiko
- Inj. Caraale
- Soomaaliyow
- Abukar Shaash
- Siidow
- Mustaf Daahir
- Yahye
- Jaamac Bahal
- Sharmarke
- Cali Carab
- Cabdulqaadir Chicken
- Soleemaan
- Naasir Witig
- Saciid Wacaf.












