DEG-DEG :-Qarax Xoogan Oo Muqdisho Ka Dhacay

Muqdisho | QOL | 04 February 2019 –Qarax Gaari ayaa Goordhow ka dhacay degmada Xamar weyne, Qaraxa ayaa si weyn looga maqlay degmooyinka gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa ka dhacay Agagaarka Saldhigga degmada Xamarweyne iyo Muqdisho Mall, waxaana loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *