Martida VOA: Cabdulqaadir Ducaale Wacays

Agoosto | 22, 2015 – Cabdulqaadir Ducaale Wacays,Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee Djibouti ee Nidaamka maamul wanaagga lagu qiimeeyo ee ay xubnaha ka yihiin 35 dal oo ka mid ah dalalka ku bahoobay Ururka Midowga Africa ayaa todobaadkan marti noogu ah barnaamijkeenna Martida Makaroofanka.

Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ka dhageyso:

 

__________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *