AKHRISO: Guddoomiye Mursal oo Magacaabay Lataliye sare

Muqdisho | QOL | Janaayo 27, 2019 —Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa  Lataliyaha sare ee dhinaca Warbahinta u Magacaabay Liibaan Maxamed Xuseen oo ka mid ahaa wariyeyaasha Soomaaliyeed.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *