Muqdisho | QOL | January 15, 2019 – Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa gudoomiyaha maxkamada degmada Afmadow u magacaabey Sheekh Cabdirashiid Aadan Ismaaciil.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_________________________________________________________
