Dib U Habeyn Lagu Sameeyay Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka

Muqdisho | QOL | Diseembar 26, 2018 –Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa waxaa dib-u-habeyn lagu sameeyo Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka, iyada oo Guddiga la faray in Miisaaniyadda 2019 la horkeeno Golaha 30/12/2018 si loogu codeeyo.

Sidoo kale Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa xubno cusub soo daray Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *