Duqa Muqdisho Oo La Kulmay Madaxa Bankiga Adduunka Ee Somalia

Mogadishu | QOL | November 22, 2018 Gudomiyaha Gobalka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa Maanta kulan dheer la qaatay Madax ka socotay  Bankiga Adduunka ee Somalia High Riddell.

Madaxa Bankiga Adduunka ee Somalia Hugh Riddell   iyo Duqa Muqdisho ayaa  ka wada hadlay  Horumarka Caasimada Muqdisho iyo qodobo kale sida uu sheegay Guddoomiye Yariisow.

Gudomiyaha Gobalka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa Maanta kulan dheer la qaatay Madax ka socotay  Bankiga Adduunka ee Somalia High Riddell.

Madaxa Bankiga Adduunka ee Somalia Hugh Riddell   iyo Duqa Muqdisho ayaa  ka wada hadlay  Horumarka Caasimada Muqdisho iyo qodobo kale sida uu sheegay Guddoomiye Yariisow

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *