Khilaafka Maamulka Galmudug Oo Hawada Isku Sii Shareeray

Muqdisho, September 18, 2018 —Madaxda Maamulka Galmudug ayaa muuqda in aysan u hoggaansamin Baaqii shalay kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha gudaha Soomaaliya ee ahaa in ay xaliyaan Khilaafka ka dhex taagan.

Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cadaado ayaa wali waxaa ka socda kulamo kala duwan oo sii xumeynaaya Xaaladda Maamulka Galmudug.

Xildhibaanada Galmudug ayaa qaarkood ayaa sheegay in Mas’uuliyiinta maamulkaasi xilka laga qaaday, islamarkaana ay sameeyaan guddiyo kala duwan oo doorasho.

Siada Ay Sheegayaan Siyaasiinta Waa Khilaafkii Ugu Xumaa Ee Maamulka Galmudug Soo Kala Dhaxgala

 

 

 

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

———————————————————————-

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *