Sawiro:-Shariif Xasan Oo Salaadda Ciidda Kula Tukaday Kumannaan Qof Gudaha Magalada Baydhabo

Baydhabo , August 21, 2018Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed soomaaliya Mudane Shariif Hassan Sheikh Aden ayaa Boqolal Shacabka Magalada Baydhabo Salaada Ciida kula Tuktey Garoonka Kubada caqta Dr’ Ayuub

Madaxweynaha ayaa inta salaada La Tukan waxaa uu halkaasi ka Jeediyay khudba

d gaaban isagoona shacabka Reer koonfur galbeed ugu Hambaliyay Maalinta Farxadeed ee Ciida waxana uu ugu Baaqey in ay ka shaqeeyaan Dowlad Nimada  Islamarkaana Ay Istaa Kuleeyaan

Shariif Xasan Sheekh aadan ayaa Dhanaka Kale Wax Uu Ciidamada amaanka Ku amaray in ay Sugaan Amaanka Guud ee deegaanada Koon Furgalbeed Maalmaha Ciida

Maanta Oo Ahayd Maalinka 1-aad Ee Ciida Carafo ayaa si wayn Loogu Ciiday Dhamaan Duninda Muslimiinta ah

2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 13 k1

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Baydhabo 

———————————————————————-

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *