Akhriso:-Madaxweyne Waare Oo Magacaabey Garsoorayaal Maxkamadeed

Muqdisho, August 21, 2018Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa dib u habeyn waxa uu ku sameeyay Garsoorka Gobolka Shabeelaha Dhexe,isaga oo Magacaabey Guddoomiyeyaal Maxkamadeed  iyo ku xigeenadooda.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa lagu Magacaabey Guddoomiyeyaasha  Maxakamadda Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo tan Racfaanka.

Sidoo kale waxaa la Magacaabey Guddoomiyaha Maxkamada Racfaanka Magalada Jowhar iyo ku xigeenadiisa.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare

XASAAS

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

———————————————————————-

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *