Ciidamadii uu hoggaaminayay Gen Caanood oo howlgallo ka wadda Marko

Muqdisho | QOL | August 20, 2018 –  Ciidamadii uu hoggaaminaayay Generaal Caanood ee shalay la wareegay Magaalada Marko ee Caasimadda gobolka Shabeelaha Hoose ayaa bilaabay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab.

Ciidamada ayaa shalay ilaa maanta howlgallo ka wadda Xaafaddaha ay ka kooban tahay Magaalada Marko.

Generaal Caanood ayaa soo muuqday, isaga oo dhex logeynaya Magaalada Marko.

Ciidamada AMISOM ayaa ku biiray howlgalka ka socda degmada Marko, waxaana AMISOM ay Bogaadisay la wareegitaanka Marko.

gen-caanood-marka-3 gen-caanood-marka-2 gen-caanood-marka-1

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *