Goobta lagu qabanaayo shirka dowlad goboleedyadda ee Baydhabo

Muqdisho | QOL | May 13, 2018 – Magaalada Baydhabo ayaa laga dareemaya soo dhaweynta iyo qabanqaabadii ugu dambeysay ee Shirka Madaxda dowlad goboleedyadda .

Ammaanka Magaalada ayaa si aad ah loo adkeeyay, waxaana goobta shirku uu ka dhacaayo ku sugan ciidamo loo diyaariyay suggida Amniga.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa booqday goobta Shirka lagu qabanaayo, waxaana uu bogaadiyay Shaqaallaha ku howlan soo dhaweynta.

baydhabo1 baydhabo

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *