Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta oo wada hadalo khadka taleefanka dhex maray

Muqdisho | QOL | March 26, 2018 – Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa War saxaafadeed ka soo saaray xaalada ka taagan Beledxaawo iyo Darbiga ay Kenya ka dhiseyso.

War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Farmaajo arrinta darbiga Kenya dhiseyso uu saddex kala hadlay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

Labada Madaxweyne ayaa isku afgartay in la joojiyo dhismaha Darbiga iyo in la sameeyo Guddi wadaag oo labada dhinac.

warsaxaafadeed-beledxwwo

 

 

.

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *